News

Isbeddellada suuqyada Forex & Crypto

Kordhi xirfadahaaga Forex iyo Crypto adigoo baranaya xeelado horumarsan, falanqeyn suuqeed oo qoto dheer, iyo tababaro ku saleysan xaaladaha dhabta ah ee suuqa

2025-07-24

What is Crypto

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!
2025-07-24

What is Forex

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!
2025-07-20

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

Real Feedback from Our Students

Real stories from real students—see how our training has helped aspiring traders gain confidence, consistency, and success in the Forex market

Haliima Muqdisho

Koorsooyinka GoohaFx waa kuwo si xirfadaysan loo diyaariyay. Waxaan si buuxda u fahmay trading-ka anigoo aan horay waxba uga aqoon. Ustaad Apoosto wuu iga dhigay qof kalsooni buuxda leh marka aan la macaamilayo suuqa.

Ibrahim Sweden

Maanta waxaan ahay Trader xirfad leh, waana ku mahadsanahay tababarka adag ee GoohaFx Academy. Waxaa iga baxay jahwareerkii aan trading-ka ka qabay. Ustaadkayga Apoosto si gaar ah ugu mahadnaqayaa sabarkiisa iyo dulqaadkiis

Zuhuur Muqdisho

Waxan ku faraxsanahay in aan awood u yeeshay in aan kala fahmo technical analysis & fundamentals-ka suuqa siday ugu kala awood badanyihiin iyo sida ay suuqa u saameyaan. Sido kale waxan awood u yeeshay in over-trade Kii badnaa in iska control-gareyo mantana waxan ahay qof profitable ah alle ka sokena waxa mahad u sugnaatay my mentor

Mohamed Mogadisho

Ustaadka wuxuu naga dhigay koox hal ujeedo leh, wuxuuna abuuray bulsho waxbarasho oo isku duuban. Aad baan ugu mahadcelinayaa hagistiisa iyo waayo-aragnimada uu nala wadaagay.

Neima Djibouti

Ustaad Apoosto wuxuu ahaa qofka iigu horreeyay ee iga saaciday inaan fahmo sida suuqyada Forex u shaqeeyaan. Dadaalkiisa iyo dulqaadkiisa ayaa iga dhigay inaan maanta noqdo trader madax-bannaan. Waa hogaamiye dhab ah!