Ku soo dhawoow Boggeena Siminaarada iyo Munaasabadaha!

Halkan waxaad ka heli doontaa macluumaad ku saabsan siminaaradeena xiisaha leh ee waxbarasho, kuwaas oo diiradda saaraya Lacagaha Dijitaalka ah (Cryptocurrency), iyo Sarifka Lacagaha Qalaad ee FOREX.

 

Waxaa naga go’an inaan awood siino bulshada Soomaaliyeed ee ku kala nool Yurub iyo Afrika, gaar ahaan dalalka Soomaaliya, Kenya, iyo Itoobiya, si ay u gaaraan guul dhaqaale, madaxbannaani maaliyadeed, iyo mustaqbal ifaya

Ku saabsan Siminaaradeena

Siminaaradeenu waxaa loo diyaariyey in ay bixiyaan aragtiyo qiimo leh iyo aqoon wax ku ool ah oo ku saabsan Lacagaha Dijitaalka ah (Cryptocurrency) iyo Sarifka Lacagaha Qalaad (Forex).


Waxaa hogaaminaya khubaro khibrad leh, munaasabadahani waxay abuuraan fursad gaar ah oo loogu talagalay barashada, isku xidhka, iyo iskaashiga.

 

Ka qaybgal si aad u hesho fursad aad ku horumariso xirfadahaaga, ugu gudubto guul dhaqaale, una dhisato mustaqbal maaliyadeed oo xooggan.

Ku saabsan Siminaaradeena