20250718_093930-min
Master Forex & Crypto Trading Today

Learn to trade like a pro with our step-by-step Forex training. Master key strategies, manage risk, and start your journey toward financial freedom.

20250718_093930-min
Master Forex & Crypto Trading Today

Learn to trade like a pro with our step-by-step Forex training. Master key strategies, manage risk, and start your journey toward financial freedom.

20250718_093930-min
Master Forex & Crypto Trading Today

Learn to trade like a pro with our step-by-step Forex training. Master key strategies, manage risk, and start your journey toward financial freedom.

previous arrow
next arrow
0+
Total Hours Watched
0+
Active Learners
0%
Satisfaction Rate
0+
Certified Graduates

Farriinta Aasaasaha

Founder’s Message

Haddii aad halkan joogto, waxay ka dhigan tahay inaad go’aansatay inaad noloshaada horumariso taasina waa talaabada ugu horreysa ee guusha.

 

Aniga oo ah Ustaad Asad Mohamed Abdi Apoosto, aasaasaha Gooha Academy, waxaan aaminsanahay in qof kasta oo Soomaaliyeed uu xaq u leeyahay waxbarasho casri ah oo afkiisa ku baxda.

 

Hadafkeygu wuxuu ahaa in aan abuuro madal lagu barto Forex, Crypto iyo lacag kasbasho online ah si dhab ah oo kalsooni leh.

Safarkaagu halkan ayuu ka bilaabmayaa.

 

Ku biir Gooha Fx Academy maanta, kuna bilow safar waxbarsasho oo noloshaada beddeli kara.

Take Your Forex Skills Further

Advance beyond the basics with expert-level strategies, real-time analysis, and mentorship that helps you trade with precision and confidence.

 

 

Real Feedback from Our Students

Real stories from real students—see how our training has helped aspiring traders gain confidence, consistency, and success in the Forex market

Haliima Muqdisho

Koorsooyinka GoohaFx waa kuwo si xirfadaysan loo diyaariyay. Waxaan si buuxda u fahmay trading-ka anigoo aan horay waxba uga aqoon. Ustaad Apoosto wuu iga dhigay qof kalsooni buuxda leh marka aan la macaamilayo suuqa.

Ibrahim Sweden

Maanta waxaan ahay Trader xirfad leh, waana ku mahadsanahay tababarka adag ee GoohaFx Academy. Waxaa iga baxay jahwareerkii aan trading-ka ka qabay. Ustaadkayga Apoosto si gaar ah ugu mahadnaqayaa sabarkiisa iyo dulqaadkiis

Zuhuur Muqdisho

Waxan ku faraxsanahay in aan awood u yeeshay in aan kala fahmo technical analysis & fundamentals-ka suuqa siday ugu kala awood badanyihiin iyo sida ay suuqa u saameyaan. Sido kale waxan awood u yeeshay in over-trade Kii badnaa in iska control-gareyo mantana waxan ahay qof profitable ah alle ka sokena waxa mahad u sugnaatay my mentor

Mohamed Mogadisho

Ustaadka wuxuu naga dhigay koox hal ujeedo leh, wuxuuna abuuray bulsho waxbarasho oo isku duuban. Aad baan ugu mahadcelinayaa hagistiisa iyo waayo-aragnimada uu nala wadaagay.

Neima Djibouti

Ustaad Apoosto wuxuu ahaa qofka iigu horreeyay ee iga saaciday inaan fahmo sida suuqyada Forex u shaqeeyaan. Dadaalkiisa iyo dulqaadkiisa ayaa iga dhigay inaan maanta noqdo trader madax-bannaan. Waa hogaamiye dhab ah!

Su’aalo Inta badan qofka is weydiiyo?

Jawaabaha halkan ayaad ka heli doontaa! Mar kasta oo aad xirfad cusub bilaabayso, waa muhiim inaad si buuxda u fahamto meesha aad ku socoto.

1. Ma u baahanahay waayo-aragnimo si aan u bilaabo?

Maya, waayo-aragnimo hore looma baahna. Koorsadayadu waxay si fudud uga bilaabataa heer bilow ilaa heer sare, si tartiib tartiib ah ayayna kuu horumarinaysaa.

Koorsadu waxay qaadanaysaa muddo 3 bilood ah si loo dhammeeyo, waxaana loogu talagalay ardayda cusub ee bilowga ah si ay si tartiib ah oo faham leh u bartaan.

Haa, waxaad heli doontaa taageero live ah, talooyin gaar ah, iyo mentor kuu garab istaaga safarkaaga waxbarasho.

Maya, waxaad bilaabi kartaa koonto yar oo micro ah, lacag dhan 300 ilaa 500, si aad kharash yar ugu tijaabiso trade-ka. Marka aad hesho kalsooni iyo xirfad, waxaad u gudbi kartaa koonto real ah oo aad si rasmi ah uga ganacsan karto suuqa.

Haa, sida ganacsi walba oo kale, Forex trading wuu leeyahay khatar. Laakiin adiga oo baranaya maareynta khatarta iyo inaad si nidaamsan u dhaqanto, waxaad si weyn hoos ugu dhigi kartaa halista.

Haa, markaad koorsada iibsato, waxaad si rasmi ah uga mid noqon doontaa bahda GoohaFx Academy.
Wax kasta oo cusub ama horumar ah oo soo kordha, si toos ah ayaad u heli doontaa, iyadoo casharrada iyo agabka cusub laguu sii diyaar gelin doono. Sidaas darteed, waxaad heli doontaa fursad joogto ah oo aad iskugu keydiso aqoontaada una sii hormariso trade-kaaga.

Isbeddellada suuqyada Forex & Crypto

Kordhi xirfadahaaga Forex iyo Crypto adigoo baranaya xeelado horumarsan, falanqeyn suuqeed oo qoto dheer, iyo tababaro ku saleysan xaaladaha dhabta ah ee suuqa

2025-07-24

What is Crypto

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!
2025-07-24

What is Forex

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!
2025-07-20

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!